Intaa hadaa laga soo tago ibliis lacnad baa ku
dhacday ma toobad keenin inuu qalamayna waa arkay laakiin hal wax buu codsaday
oo ilaahay waydiistay ilaa qiyaamaha ilaahoow idea ilaahay waa ka aqblay .
Intaa kadib baa uu dhimaya sida noolaha kale u
dhimto kadibna waa lasoo noolaynayaa .
Intaa markay dhacde la nacladay waa hanjabay
wuxuuna ku hanjabay aadam iyo duriyadiisa inaw
luminayo intooda badana uu duufsan doono badankoodana waa duufsan doonaa
hadaad I dayso ilaa qiyaamada caruurtiisoo dhan waa wada dacayi doonaa xakamiyo
bir baan intaan afka kaga wada jabiyo baan hogaamin doonaa oo naar u hogaamin
doonaa .
Kadib wuxuu sheegay timaamaha uu ka bixiyay waxa uu
samayn doono inyaroo saafi kuu noqotay mooyee waan umin doonaa dhamaantood
dhulka iyo noloshaan u qurxin doonaa waa jeclaysiin doonaa inuu madaale yahay
oo hadana marba dhinac kaaga imaanayo ayuu sheegay oo wuxuu sheegay hor baan
kaga iman oo gadaal baan kaga iman oo midig baan kaga iman oo bidix baan kaga
iman badankoodna kugu shukrin maayaan ilaahay baa noo sheegoo wuxuu yidhi
malihiisi ibliis wuu kaga rumeeyay in yaroo mu’miniina mooyee intii kale waa raaceen
.
Su’aal baa marka is waydiin mudan markuu ibliis
ilaay sidaa dhahayay ee uu diiday inuu u sujuudo aadam ilaahay ma toos buu ula
hadlayay mise malaa’igtiisuu usii dhex mariyay hadalka waa laba qawl ay ahlu
cilmigu leeyihiin ,
-ilaahay wuu la hadlay siu u u
cadeeyo waxa ninkan ku jira ee kibir ah .malaa’igtana maqasho inuu cadaabka
mutay oo la cadaabayo .
-Aadam uu maqlo colaada ninkaas uu u
hayo baa ilaahay ula hadlaye hadalka ilaahay la hadlay hadal qiima u leh maaha
quraanka daahirkiisuna in ilaahay la hadlay ibliisna u jawaabay waa sheegay .
Qawlkaloo jamhuurku qabaana waa
jiraayoo ilaahay hadalkiisa malaa’ig buu u mariyee toos ulama hadlin waxaadna
ku garan hadalka ilaahay tashriif weeye anbiyadiisa qaar buu ku sharfay oo nabi
muuse wuxuu ku yidhi risaaladayda iyo hadalkayga baan dadka kaaga sharfay la
hadalka ilaahay Sharaf inuu yahay iyo takriim baa xalkaa ka cad .
Sidoo kale dadka la cadaabayo aakhiro
waxa ilaahay yidhi ma dahirayo mana la hadlayo cadaab kulula waa leeyihiin
markaa haduu la hadlo tashriifki hadalka buu soo galaa malaa’ig baa u dhaxaysay bay dhaheen saasayna
culumadu u badan yihiin in malag loo marinayay markii ilaahay la hadlayay .
Markii la yidhi malaa’igta u sujuuda
aadam waxa la yidhi way sujuudeen marka ibliis laga reebo marka ibliis ma malag
ayuu ahaa mise cunsur malaa’igta aan kamid ahayn oo Meesha joogay buu ahaa ?
Laba qawl oo ahlu cilmiga kamida
waaye qolo waxay yidhaahdeen malaa;igtuu kamid ahaa markiisii horena malag buu
ahaa hadii kale wuxuu dhihi lahaa malaa’ig baa la amray sujuuda ani laymaba
amrinba oo waxay dhaheen aayaadkaa waxaanu ka fahmaynaa inuu kamid ahaa
malaa’igta .
Markaa waxa lagu yidhi culumadaa ta
hore malaa’igtu ilaahay ma caasiyaan wuxuu amrana way falaan ninkana ilaahay
waa caasiyay ?
Waxay yidhaahdeen asalka malaa’igtu
waa sidaa laakin isaga markuu caasiyay waa laga saaray malaa’igta .
Ta labaad jinkuu kamid ahaa maxaad
dhahaysaan ?
Waxay dhaheen lafdiga jiniga waa qayb
malaa’igta kamida magacood baa la dhihi jiray muqarabiin baa jira
karuubiyiin,khasano qayb qayb baa jirtaa qayb magaacaa jinkiga lahayd buu kamid
ahaa ee jiniga kamid maahayn.
Su’aal sadexaad jawaab fiican waa u
waayeen ?
Ibliis wuxuu yidhi waxaad iga
abuurtay dab buu ku yidhi ilaahay ilaahayna wuxuu dhahay waxa laga abuuray
jinka dab kacya inta ololka kor u go’aysa oo kale ah baa laga abuuray nabigana
waxaa ka sugan inuu yidhi malaa’igta iftiin baa laga abuuray jinkana dabkaa kor
u kacaya aadamna waxa la idiin sifeeyay dhoobada iyo ciida.
Saw markaa Meesha kama cadda inuusan
ibliis kamid ahayn malaa’igta.
Saa darteed qawlka sawaabka ahi waa
ka labaadoo ah malaa’igta asal iyo kamid ma ahayn Meesha wuu joogay hadii uu
joogayna amarka la faray xukunkeeduu qaatay xukunkana min baabi taqliib buu
ahaa macnaa hadii malaa’igta la sheegay jamacaas buu soo hoos galayay maadaamuu
la joogay kaligii oo in gaar loo sheego uma baahnayn saa darteed abuurkiiba
malaa’igta kamid maahayn muxuu Meesha ku yimid oo ku joogay ilaahay baa og
laynooma sheegin .
.png)
0 Comments